Turkiga oo Dacwado kusoo oogay 20-Xubnood oo ku lug lahaa dilkii Jamal Khashuqji

Turkey ayaa 20 qof oo Sacuudiyaan ah, oo ay ku jiraan laba kaaliyeyaal u ahaan jiray Dhaxal-Suge Mohmed Bin Salman, kusoo oogtay dacwado la xiriira dilkii weriye Jamaal Khaashuqji, sida ay Arbacda sheegeen dacwad-oogayaasha dalkaas. Dacwad oogayaasha ayaa ku eedeeyey taliye ku-xigeenkii hore ee sirdoonka Sacuudiga Ahmed al-Assiri, iyo la-taliyihii hore ee dhanka warbaahinta ee … Continue reading Turkiga oo Dacwado kusoo oogay 20-Xubnood oo ku lug lahaa dilkii Jamal Khashuqji